Dad badan ayaa maanta raadinaya siyaabo sharci ah oo ay internet-ka uga heli karaan dakhli dheeraad ah, Mid ka mid ah website-yada muddo dheer ka shaqeynayay internet waa IPWeb.pro, Website-kan wuxuu siinayaa isticmaalayaasha fursado ay ku qabtaan shaqooyin fudud sida Follow-gareyn ama subscribe, Ay Akoon kale saarayaan, Kadibna lacag ay ku helayaan Iyo, Daawashada bogagga xayeysiiska, Iyo hawlo kale oo yar yar
Maqaalkan waxaad ku baran doontaa waxa uu yahay IPWeb.pro, Sida loo isticmaalo Iyo Sida lacag looga sameeyo, Faa’iidooyinka iyo khasaaraha uu leeyahay, Iyo talooyin kaa caawinaya inaad kordhiso dakhliga aad ka helayso wapsaite-kan
IPWeb Waa Maxay?
IPWeb waa website bixiya Shaqooyin (Micro Tasks ) Dadka isticmaala waxay lacag ku kasban karaan iyagoo dhammeystira hawlo fudud oo ay bixiyaan Xayeysiiyeyaasha, Website-kan wuxuu muddo dheer ka jiray internet-ka, Waxaana isticmaala kumanaan qof oo dalal kala duwan jooga, Shaqooyinka badankoodu uma baahna xirfad sare, Taasoo ka dhigaysa mid ku habboon qof kasta oo doonaya inuu bilaabo lacag samaynta internet-ka
Sidee Ayuu U Shaqeeyaa IPWeb
Habka uu u shaqeeyo waa mid fudud, Marka hore waxaad iska diiwaangeli oo sameyso Akoon cusub, Kadib waxaad gashaa qaybta shaqooyinka ee ( Social tasks ) Waxaad dooranaysaa shaqada aad rabto Markaad dhammayso shaqada, Lacagta waxaa lagu darayaa Qaybta Balance-ga ee akoonkaga
Marka aad gaarto xadka lacag bixinta waxaad codsan kartaa lacagtaada
Sida Loo Sameeyo Akoon
Si aad u bilowdo website-kan waxaad u baahan tahay:
▪︎ Email shaqeynaya
▪︎ Password adag
▪︎ Xaqiijinta email-ka
▪︎ Gelitaanka Dashboard-ka
Diiwaangelintu waa bilaash mana jirto lacag lagaa qaadayo
Waakan LINK ga IPWEB taabo
Siyaabaha Lacag Looga Sameeyo IPWeb
Website-ku wuxuu leeyahay dhowr hab oo aad lacag ku kasban karto
1. Social tasks
Waxaad follow ama subscribe ama like saaraysa Accounts ay dad kale lee yihiin kadibna, Markaad Account follow saarto waxa lugu siinaya lacag, Shaqadan waa tan ugu badan ee dadku lacagta ka sameeyaan
2. VIP tasks
Qaybtan marmar ayaa lasoo dhigaa shaqooyin aad ku qaadanaysid lacag sare, Shaqooyinka lasoo dhigo waxa kamid ah, App aad la soo degayso ama Wapsaite aad iska diwaan gelinayso oo sharuudo la socdaan
3. Paid mails
Qaybtan mararka qaar waxaa luguu soo dhigaya Emails aad Akhrisanaysid oo Wakhti luguu qabanayo kadibna aad lacag ku helayso
Shaqooyinkani waa kuwo sahlan
4. Referral Program
IPWeb.pro wuxuu leeyahay nidaam martiqaad, Waxaad heli kartaa link kuu gaar ah, Markaad dadka kale ku casuumto Ee link-gaaga layskaga diwaangeliyo Waxaad ka helaysaa lacag waxay kuu noqon karaan il dakhli dheeraad ah, Tani waa habka ugu wanaagsan ee lagu kordhin karo dakhligaaga

Sidee Lacagta Loo Bixiyaa?
Marka aad gaarto lacagta ugu yar ee bixinta waxaad codsan kartaa lacag bixinta, Waxaadna lacagta kula baxaysaa:
▪︎ Crypto
▪︎ Webmoney
▪︎ Yoomoney
▪︎ AirTM
Hababka lacag bixintu way isbedbeddeli karaan iyadoo oo ay ku xiran tahay siyaasadda website-ka iyo waddanka aad joogto, Waxaa muhiim ah inaad hubiso hababka lacag bixinta ee hadda laga heli karo dashboard-kaaga ka hor intaadan bilaabin shaqada

Yaa Isticmaali Kara?
Website-kan waxaa isticmaali kara:
▪︎ Ardayda
▪︎ Dadka Shaqo la’aanta
▪︎ Bloggers
▪︎ Freelancers
▪︎ Dadka doonaya dakhli dheeraad ah
Looma baahna wax xirfad ah oo dheeraad ah
Faa’iidooyinka IPWeb
Waxaa jira faa’iidooyin badan oo uu leeyahay Wapsaite-kan
Bilaash
Marka aad Account sameysanayso waa Bilaash oo wax lacag ah lagaa qaadi
Shaqooyin Fudud
Shaqooyinka wapsaite-kan laga qabanayo Qof walba wuu qaban karaa
Referral
Markaad link-gaaga la wadaagto saaxibadaa oo ay iska diwaan geliyaan Wapsaite-kan Waxaad dhisi kartaa dakhli dheeraad ah adigoo dadka ku casuumaya
Dashboard Fudud
Markaad wapsaite kan aad isticmaalayso waa mid fudud
Bilow Degdeg ah
Marka ugu horeysa ee aad iska diwaangeliso Waxaad shaqada bilaabi kartaa isla marka aad isdiiwaangeliso
Khasaaraha IPWeb
Sida jirta website kasta, Waxaa jira waxyaabo laga yaabo inaadan jeclaan
▪︎ Dakhliga shaqooyinka qaarkood waa yar yahay
▪︎ Shaqooyinka mararka qaar way yaraadaan
▪︎ Dakhliga badan wuxuu u baahan yahay waqti iyo dadaal
▪︎ Wadamada qaarkood shaqooyin badan kama muuqdaan
Talooyin Lagu Kordhin Karo Dakhliga
Haddii aad rabto dakhli fiican:
Shaqooyinka maalin kasta qabo
Joogtayntu waa muhiim, Shaqooyinka wapsaite-kan kuu soo dhigayo maalin kasta qabo, Si dakhli badan uga sameyso IPWeb
Dad badan Casuum
Referral-ku waa mid faa’iido badan, Link-gaaga ayaad u diraysaa Asxaabtada kadib marka ay iska diwaan geliyaan, Waxaad helaysaa lacag Komishan ah
Buuxi shaqo kasta si sax ah
Ha degdegin, Shaqooyinka wapsaite-kan aad ka qabanayso, Si degan u qabo shaqo walbana si sax ah uqabo

Ka fogow khiyaanada
Ha isticmaalin software ama bots jabinaya shuruudaha website-ka, Sido kale ha isticmaalin Vpn iyo waxyaalo lamid ah oo khiyaano ah
Hubi Dashboard-ka
Shaqooyinka cusub ayaa si joogto ah loo soo geliyaa Wapsaite-kan, Markaa shaqooyinkaas qabo
IPWeb Ma Sharci Baa?
Website-kan wuxuu muddo dheer ka jiray internet-ka, Oo Dad badan ayaa ka shaqeysta, Website kasta oo lacag lagu kasbado oo aad isticmaalayso, Waxaa habboon inaad akhrido shuruudaha isticmaalka iyo Siyaasadaha lacag bixinta, iyo faallooyinka isticmaalayaashu ay ka dhiibteen Wapsaite-ka aad isticmaalayso ka hor intaadan waqti badan gelin
Waligaa ha filan inuu noqdo il dakhli oo buuxa, balse wuxuu noqon karaa dakhli dheeraad ah
Yaa Ku Habboon Website-kan?
IPWeb wuxuu ku habboon yahay dadka:
▪︎ Dadka Doonaya inay internet-ka lacag ka sameeyaan
▪︎ Dadka Bilaabaya shaqo online ah
▪︎ Dadka Leh waqti firaaqo
▪︎ Dadka Doonaya dakhli dheeraad ah
▪︎ Dadka Xiiseynaya Micro Tasks
Su’aalaha Inta Badan La Isweydiiyo (FAQ)
IPWeb ma bilaash baa?
Haa, Is Diiwaangelintu waa bilaash
Xirfad ma u baahan yahay qofka bilaabaya?
Maya, Wax xirfad ah uma baahana qofka doonaya inuu bilaabo wapsaite-kan
Imisa lacag ayaa laga samayn karaa?
Waxay ku xiran tahay shaqooyinka aad qabato Iyo waqtiga aad geliso, Shaqooyin badan hadii aad qabato waxaad helaysaa dakhli badan
Taleefan ma lagu isticmaali karaa?
Haa, Waxaa lagu isticmaali karaa telefoon iyo kombiyuutar, kaad helayso
Ma noqon karaa shaqo waqti buuxa la gelin karo?
Badanaa maya. Waxaa fiican in loo arko dakhli dheeraad ah, Sababtoo ah waxa wanaagsan in IPWeb oo kaliya aadan isku halayn oo aad wapsaite-yo kale dakhli dheeraad ah ka sameyso
Gunaanad
Haddii aad raadinayso website kuu oggolaanaya inaad qabato shaqooyin yar yar oo internet-ka ah si aad u hesho dakhli dheeraad ah, IPWeb.pro wuxuu ka mid yahay fursadaha aad tijaabin karto, Diiwaangelintu waa bilaash, Shaqooyinkuna waa kuwo fudud oo aan u baahnayn khibrad gaar ah
Si kastaba ha ahaatee, Waa muhiim inaad leedahay filasho macquul ah, Dakhliga laga helo website-kan badanaa ma beddelo shaqo rasmi ah, Balse wuxuu noqon karaa lacag dheeraad ah haddii aad si joogto ah u shaqeyso oo aad ka faa’iidaysato qaybta Social tasks iyo nidaamka referral-ka dakhli dheeraad ah ayaad ka helaysaa
Ugu dambayn, Had iyo jeer akhri shuruudaha website-ka, Raac xeerarkiisa, Hana ku tiirsanaan hal il oo dakhli ah, Isku darka IPWeb.pro iyo habab kale oo sharci ah oo lacag looga Sameeyo internet-ka waxayna kaa caawin karaan inaad kordhiso dakhligaaga muddo dheer
Hada IS DIWAANGELI IPWEB


