Miyaad raadinaysay inaad lacag ka sameyso internet ka adiga oo Gurigaaga jooga, Hadii aad haysato Mobile ama Laptop internet ka lacag waad ka sameyn Kartaa, Freecash waa mid kamid ah goobaha ugu caansan ee lacagta laga sameeyo dadkana waxay siisa fursado ay ku sameyn karaan lacag iyo shaqooyin qabanaya sida, Ciyaarista games iyo Sahanada (Surveys) Iyo Apps aad lasoo degayso iyo Hawlo kale oo fudud, Freecash waxay sheegtay inay leedahay malaayiin isticmaaleyaal ah oo Lacag ka sameeya Wapsaite-kooda iyo App-kooda

Freecash Maxay tahay?
Freecash waa Wapsaite iyo app kuu oggolaanaya inaad lacag ka sameyso markaad qabato Hawlo kala duwan Sida:
1: Ciyaarista Games Fudud
2: Buuxinta (Surveys)
3: Apps aad la soo degayso
4: Daawashada xayeysiisyo marmarka qaar
5: Dhameystirka shaqooyin ( Offers) Kala duwan
Hawlahaa markaad dhameystirto , Waxaad helaysaa lacag ama Points loo badalayo lacag caadiya oo aad la baxayso
Freecash Sida lacagta looga sameeyo
1: Games aad ciyaarayso
Waxa ugu faaidada badan waa ciyaarista Games ka, Shirkadaha, Sameeya games-ka ayaa bixiya lacago si dadku usoo dejiyaan una ciyaaraan, Freecash ayaa lacagtaas qayb ka mid ah ku siinaysa isticmaalayaasha
2: Dhameystirka sahanada (Surveys)
Sahanada ama Surveys waa suaalo ay shirkadu ku waydiinayso oo rayigaaga markaad aad ka jawaabto oo aad saxdo Waxa lugu siinaya lacag
3: Apps lala soo degayo
Shirkado aad u badan waxay xiiseeyaan in dad badan isticmaalaan Apps kooda ay soo saareen ee cusub freecash waxay bixisaa shaqooyin (Offers) Kuu ogolaanaya lacag inaad ka sameyso markaad lasoo degto oo aad isticmaasho Applications ka
4: Gunooyin maalinle ah
Freecash dadka isticmaala waxay helayaan Gunooyin Daily ah, Iyo abaalmarino Marka ay caadiya u isticmaalaan App-ka ama Wapsaite-ka Freecash
Qaabka layskaga diwaangeliyo Freecash
Waxaad booqanaysaa freecash Wapsaite-keeda ama qaybta appka, kadibna waxaad taabanaysaa qaybta Sign up, Siaad iskaga diwaangeliso ama waxaad ku xidhiidhinaysaa Gmail kaga oo aad iskaga diwaan gelinaysaa waxaadna sameysanaysaa Account cusub, Kadibna waxaa luguu soo diraya Email kadibna Email-kaas luguu soo diray ayaad gelaysaa waadna Xaqiijinaysaa, Si loo hubo inaad tahay qofka rasmiga ah ee sameysanaya account cusub ee Freecash, Kadibna markaad sameysato Dooro Surveys ama Offers aad isleedahay way kuu fudud yihiin, Kadiba bilow siaad lacag ugu sameyso, Link ga aad iskaga diwaan gelinayso freecash qaybtan hoose waaniga kuu soo dhigay
Hada ku Biir Freecash
Link-gan markaad isticmaasha waxaad bilaabaysaa Freecash
Qaabka lacagta loola baxo Freecash
Markaad Freecash aad ka sameyso lacag, Waxaad kula baxaysaa qaabab kala duwan oo ay kamid yihiin:
1:Cryptocurrency
2: Paypal
3: Gift Cards
Waxay sheegtay Freecash markay lacagta bixinayaan in ay si degdeg ah ubixiyaan xadiga ugu yar ee lacagta lala baxayana wuu kala duwanaan karaa, Markaa waxaad doorataa Offers lacag fiican leh
Shaqooyinka ama Offers ka ugu sareeya ayaa badanaa bixiya lacag badan, Marka la eego qaybaha Surveys ee gaaban, Offers ka aad codsato ee aad dakhliga ka sameynaysid Wakhtiga lugu talagay ku Dhameystir si lacagta luguu siiyo, shaqooyinka aad qabanayso qabyo ha uga tagin si buuxda uqabo Hawlaha kadibna dakhliga aad ka sameyso si toosa luguu siinaya
Intaanad bilaabil iska hubi oo akhri Offers-kasta siaad uhesho lacagta aad ka helayso Offers aad qabanayso ee luguu balan qaaday, Gunooyinka maalin laha ah ka faaideyso si dakhliga aad sameynayso u kordho, Markaa Freecash Gunooyinka maalintii ay ku siinayso waxay kaa caawinaysaa in lacagta aad helayso ay korodho
Barnaamijka Referral ka
Saaxibadaa ku casuuum link-gaaga, Markaad account ka sameysato freecash waxa lugu siinaya link kuu khaasa oo saaxiibadaa la wadaagi karto, Barnaamijkan Referral ka wuxuu kaa caawinayaa inaad hesho dhakhli badan, Marka dadka kale ay ku biiraan Link-gaaga
Muxuu yahay Freecash Run miyaa?
Freecash waxa isticmaala dad aad ubadan oo malaayino ah oo aduunka ku nool, Waxaana jira dad badan oo isticmaala Freecash oo sheegay inay lacag kala baxeen, si kastoo ay ahaataba Dakhliga aad ka helayso Freecash waxa uu ku xidhan yahay Wadanka aad joogto, sahamada iyo shaqooyinka Freecash kuu soo bandhigayso wuu kala duwanan karaa
Faaidooyinka iyo Khasaaraha
1. Faaidooyinka freecash waxa kamid ah in uu yahay goob free ah oo aad isticmaali karto, Lacagta ay ku siinayaan oo degdeg ah iyo Habab badan oo lacag lugu kasban karo
2. Khasaaraha freecash waxa kamid ah in surveys ku wadankasta aanu ka shaqayn, Sido kale dhakhligu wuu kala duwanan karaa
Gabagabadii
In badan hadii aad doonaysay meel aad lacag ka sameyso adiga gurigaaga jooga Freecash waxay kuu noqon kartaa meel fiican oo aad hada bilaabi karto, Lacagtana waxaad ka heli kartaa Hababka kala duwan ee aan kuu soo sheegay, Inkastoo aanay ahayn shaqo Rasmi ah hadana waxay kuu noqon kartaa meel aad lacag dheeraad ah ka hesho, Dad aad badan ayaa maalinkasta lacag ka sameeya oo lacagtaas kula baxa wallets kooda ugaarka ah, Adiguna lacag waad ka sameyn kartaa hadii aad dadaal geliyo, shaqooyinka qaar ama offers qaar ee ay freecash ku siinayo wadamada qaar kama shaqaynayaan, Talooyin ayaan ku siinayaa talooyinkaas oo ah in aad doorato offers mushahar badan, Marka offers ka ama surveys ka aad qabanayso si dhammeystiran uqabo
Hada ku biir Freecash:- Taabo link gan, LINK FREECASH